Musharaxiin Madaxweyne oo ka hartay Doorashada iyo kuwa kale oo iyana tanaasulaya

Musharaxiin u taagnaa qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee beri la dooranayo ayaa cadeeyay in ay isaga hareen doorashada, halka la filayo in saacadaha soo socda ilaa beri iyana doorashada isaga haraan musharaxiin kale. Labo musharax oo kala ah Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Cabdinaasir Cabdulle oo isku beel ah ayaa ilaa hada cadeeyay in doorashada ka … Continue reading Musharaxiin Madaxweyne oo ka hartay Doorashada iyo kuwa kale oo iyana tanaasulaya